Home » Archive Daily May 31st, 2011
soomaalida oo Banaanbax ka samaysay dhibaatada lagu hayo Katrineholm Swedan DAAWO VIDEO
Banaanbaxaan balaaran ayaa shalay waxaa sameeyey Soomaalida ku nool Magaalada katrineholm ee wadanka Swedan, ka dib markii qoys Soomaali ah loogu hanjabya in caruurta laga qaadanayo.Banaanbaxayaasha ayaa ku hor banaanbaxay Shirkada guryaha ee KFAB iyaga oo ku dhawaaqayey erayo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin talaabada ay shirkadaasi ay aqalka uga saareyso qoyskan Soomaalida ah.
Dadka...
Serbia court rejects Mladic’s extradition appeal
BELGRADE — Serbia’s war crimes court rejected an appeal against the extradition of Ratko Mladic on Tuesday, opening the way for the former Bosnian Serb general’s dispatch to The Hague to stand trial, a spokeswoman said.
Earlier in the day, Serbian officials said Mladic could be sent to the international criminal court within 24 hours, making a late night Tuesday or early Wednesday departure most...
wadanka boqortoya sucuudiga oo soo tarxiiley dad masaakiin ah
Garoonka Adan Cadde International ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray saacadihii ugu danbeeyay Muhaajiriin Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Sucuudi Carabi oo markooodii hore dadkaaais ay u gaareen sababo amaan iyo nolol xumo ku soo foodsaartay dalkooda Somalia.
Ku dhawaad 120-ruux oo intooda badan isugu jiray Haween, Caruur iyo Rag ayaa la sheegayaa in maanta oo ah Talaado dib loogu...
qaylo dhaan abaareedoo laga soo sheegayo gobolka gedo
wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheegaya in ay gobokaasi ay macluul iyo gaajo ay kajirto kadib markii ay abaaro soo noqnoqday ay ku habsadeen , degmooyinka qaarkood ayaa lasoo sheegayaa in ay soo gaareen dad ay qaxooti ah oo ay xoolihii dhaafeen una baahan gargaar bili,aadnimo, waxaa kale oo gobokaas naafeeyey colaadaha joogtada ah oo aan kala go, a lahayn,hadaba degmooyinka laga qayla kenay...









