Home » Archive Montly June, 2011
1da july waa maalinta xoriyada soomaliya /daawasho wacan
dhamaan umada soomaaliyeed waxa ay u dabaal dagaysaa maalintii ay xorida qaadatay waana 1da july waxaan leenahay farxads ku dabaaldaga dalkeeniinna nabad haku waaro
Read More →
tacsi marxuum cabdulaahi xalane cabdule (guriguri)
inaa lilaahi wanaa ilahay raajicuun waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum cabdulahi xalane nuur guriguri oo ku geeriyooday xerada qoxootiga xagadheer ee wadanka kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo,
maraxuum cabdulaahi xalane ayaa ahaa nin oday ah oo in mudo ah xanuunsanaa waxa...
fanaanadii qaranka soomaa liyeed oo lagu soo dhaweeyey nairobi kenya+daawo sawirada
Faanana
da Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ayaa waxaa ay caawa ka soo dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo dhawaynta saado ayaa waxaa ka qayb galay boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya iyo safiirka somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo.
Sidoo kale waxaa goobtaas joogay
fanaanka wayan ee somaaliyeed Ahmed Naaji Sacad waxaa...
qareen diiday Soomaali lagu celin lahaa Muqdisho
Maxkamadda xuquuqda aadanaha ee Europe, ayaa sheegtay in xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo aad qatar u ah awgeen ay dowladda Britain jabin doonto xuquuqda aadaha Europe hadii ay dib ugu celiso laba Soomaali magangalyo doon ah oo lagu helay in ay galeen dambiyo waawayn.
Ilaa laba boqol oo tallaabada oo kale ah ayaa UK ay wali go’aan ka gaaraysay.
Labada Soomaalida ah Cabdisamad Cadow Suufi...
Strike protests in Athens turn violent+video
48-hour general strike is under way in Greece as the country’s parliament debates a new round of austerity measures that will help the government secure loans it says are necessary to stave off the threat of bankruptcy.
Protests held as part of the strike in the capital, Athens, on Tuesday turned violent after demonstrators, many wearing gas-masks and scarves covering their faces, hurled rocks...
Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Dalka Koonfur Afrika ayay wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in gobolka String Cape in labo ganacsato soomaali ah xalay lagu dilay gobolkaasi, waxaana sidoo kale halkaasi lagu dhaawacay kuwo kale.
Labada nine e Ganacsatada ah ee xalay la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Maxamed Xuseen Maxamed iyo Xasan Cusmaan Caraaye, iyadoo sidoo kale halkaasi lagu dhaawacay Muqtaar Daa’uud Cilmi...
Rra’iisal wasaaraha cusub oo la dhaariyay
Baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay ra’iisul-wasaaraha cusub ee Somalia C/wel Max’ed Cali
Baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa maanta fadhi uu ku yeeshay magaalada Muqdisho wuxuu ansixiyay Raisal-wasaaraha cusub ee Somalia, C/weli Max’ed Cali oo dhawaan uu soo magacaabay madaxweyne Sheekh Shariif.
Golaha Baarlamaanka ayaa cod u qaaday ansixinta Ra’iisul...
Somalia fleeing to Kenya in large numbers
One-year-old Hussein and his mother in the giant Dadaab refugee camp
War and drought in Somalia are leading an unprecedented number of people to flee across the border into Kenya, an aid agency says.
Save the Children is reporting that every day, about 1,300 people – at least 800 of them children – are arriving at the Dadaab refugee camp.
The monthly number of new arrivals has...
Maanta Djibouti waxay u dabbaal degeysaa maalintii ay xornimada qaadatay 27 june 1977
Maanta Djibouti waxay u dabbaal degeysaa maalintii ay xornimada qaadatay 27 june 1977.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, oo khudvad munaasabaddaas ku aaddan jeediyay ayaa waxaa uu ka hadlay horumarka xagga ammaanka iyo dhaqaalaha ay ka samaysay Djibouti.
Wuxuu sheegay in dib loo eegi doono waxqabadka Wasaaradaha.
Dhinaca kalena waxaa uu sheegay in dowladdiisu ay culeyska saari doonto waxbarashada...
Raisal wasaarihii hore Ee xukuumada kmg ah oo ka ambaba baxay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
r/wasaarihi hoere ee soomaaliya max,ed c/llaahi max,ed farmaajo ayaa maanta ka anba baxay garoonka diyaaradaha aadan cadde xalay kadib markii xalay uu ka qeyb galay munaasabadii lugu xusaayay 26 june ayaa halkaas madaxweynaha dowlada kmg soomaaliya ka sheegay iney sawootidonaan r/wasaarihi hore .
sidoo kale madaxweynaha wuxuu shahaado sharf gudoonsiiyay r/wasaarihi hore max,ed c/llaahi farmaajo dadkii...
tacsi/marxuum maxamad geele seed
inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan qaraabadii caruurtii iyo xaasakii uu ka geeriyooday marxuum maxamad geele seed oo ku geeriyooday wadanka itoobiya magaalda (adess ababa)waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, waxaa kale oo halkaan tacsi u diraynaa dhamaan reer seed iyo reer baale iyo reer xaashi fiito waxaan leenahay samir iyo iimaan...
Soomaali lagu dilay dalka Mozambique+dhagayso
Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Mozambique inay joojiso tallaabooyinka ay dalkeeda kaga eryeyso dadka magangelyo-doonka ah ee ka soo jeeda dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia.
Mozambique ayaa todoobaadkan waxay dib ugu celisey dalka Tanzania 59 Soomaali ah iyo 34 Ethiopian ah.
Qaramada Midoobay waxay kaloo cambaareysay fal la sheegey in lagu dilay afar ruux oo qaxooti Soomaali ah.
Dadkan magangelyodoonka...
Mozambique should stop deporting asylum-seekers, UN agency says
24 June 2011 –
The United Nations refugee agency today called on Mozambique to stop deporting Somali and Ethiopian asylum-seekers.UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) spokesperson Melissa Fleming told journalists that Mozambique had on Tuesday sent to Tanzania some 59 Somalis and 34 Ethiopians who had earlier arrived by boat in northern Mozambique and were being assisted by the agency.
“Most...
Munaasabada 26-ka Juun oo xalay si weyn looga xusay Muqdisho
Waxaa xalay si weyn looga xusay Magaalada Muqdisho munaasabada 26 June oo ku beegneyd maalintii ay xurnimada qaateen gobolada waqooyi isla markaana markii ugu horeysay la suro calan xur ah oo ay leeyihiin Umadda Soomaaliyeed.
Munaasabad aad u balaaran oo xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliyaa laguna weyneeynayay 26-ka June ayaa waxaa kasoo qeybagaly madaxda ugu sareysa dowlada KMG...
Banaanbax Lagaga Soo Horje edo Heshiiskii Kambala oo Ka dhacay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada.
Mudaharaad ay soo agaasimeen qurba joogta dagan Gobolka Alberta ee Dalka Canada ayaa ka dhacay magaalada Edmonton, Mudaharaadkan ayaa lagu diidanyahay Heshiiskii Kambala ee lagu dhigayay in uu Ra’iisal Wasaare Farmaajo uu is iscasilo.
Waxaa ugu horreyn xafladdaas ayaadaha quraanka kariimka ah ku furay Shiikh Jaamac Xuseen Nuur oo kula dardaarmay dadwaynihii xafladda ka soo qaybgalay in ay...









