farshaxankii waynaa ee amiin caamir ayaa soo bandhigay sawiro muu jinaya xaqiiqada ka jirta wadanka soomaaliya oo run ah , amiin caamir ayaa ah nin jecel wadankiisa hooyo had iyo jeerna k howlan sidii uu nabad u noqon lahaa hadiyo jeerna farshaxankiisu waxa uu ku soo bandhigaa waddaniyad iyo run hadaba muxuu soo bandhigay todobaadkaan daawasho wanaagsan,
