asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news, tacsi »

inaa lilaahi wanaa ilahay raajicuun ugaas cumar oo geeriyooday

inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun waxaa maantay magaalada nairobi ku geeriyooday ugaaskii beesha sade ugaas cumar ugaas xirsi waxaan halkaan tacsi uaga diraynaa dhamaan eheladii caruurtii iyo xaasaskii uu ka geeriyood ay iyo beesha sade meelwalba oo ay joogaan waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay ha ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :