asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news, tacsi »

tacsi marxuum cabdulaahi xalane cabdule (guriguri)

inaa lilaahi wanaa ilahay raajicuun waxaan halkaan tacsi uga diraynaa  dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum cabdulahi xalane nuur guriguri oo ku geeriyooday xerada qoxootiga xagadheer ee wadanka kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo,

maraxuum cabdulaahi xalane ayaa ahaa nin oday ah oo in mudo ah xanuunsanaa waxa uu geeriyooday xalay saqdii dhexe waxaana la aasay sakaay  arootii , hadaba maamulka ilays.com ayaa hawada tacsi u marinaya qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaahay  ha idinka siiyo   aamiin.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :