asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news, tacsi »

tacsi/marxuum maxamad geele seed

inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun halkaan waxaan tacsi uga diraynaa  dhamaan qaraabadii caruurtii iyo xaasakii uu ka geeriyooday marxuum maxamad geele seed oo ku geeriyooday wadanka itoobiya magaalda (adess ababa)waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, waxaa kale oo halkaan tacsi u diraynaa dhamaan  reer seed  iyo reer baale iyo reer xaashi fiito waxaan leenahay samir iyo iimaan asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo aamiin aamiin.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :