Home » Archive Montly August, 2011

Irene: Death toll reaches 40 as recovery begins

Aug 30, 2011
 30 Aug 2011 :- The hurricane, which has been downgraded to a post-tropical storm, is currently battering Canada’s eastern coast.On Monday morning, heavy rain and 80km/h hit the coast. Since reaching the US at the weekend, Irene has left over five million homes and businesses without power, and left many towns devastated and destroyed by flood waters. However, the extent of the damage caused by... 

HAMBALYO HAMBALYO CIID WANAAGSAN

Aug 29, 2011
hambalyo dhamaan umada soomaaliyeed iyo muslimiinta  oo dhan waxaan ugu hambalyay naynaa  ciid wanaagsan ,kuna ciida  farxad  basha bash iyo barwaaqo ,ilaahayna waxaan idiinka baryaynaa inuu idinka aqbalo soonkii aadsoonteen bisha ramadaan ,sanakaan sanadkiisana  kuwii  nabadku wadaciida ilaahay hanaga dhigo, wadanka soomaaliyana nabadgalyo caam ah ayaan ilaahay uga barinay, waxaana qofkasta... 

beelo ku dagaalamya tuulada dhagtuur ee gobolka mudug

Aug 29, 2011
Dagaalo culus ayaa maanta mar kale dib uga soo cusboonaaday deegaanka Dhegtuur ee Gobolka Mudu   g, iyadoo dagaaladaas u dhaxeeyo Maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda Maamulada Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb. Sida wararku sheegayaan dagaalka oo geysanaya qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya gaadiidka dagaalka, iyadoo xoogiisa ka socdo deegaankaas. Wararka ayaa sheegaya... 

madaxwayne shariif oo gaaray magaarada garoowe

Aug 28, 2011
Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tegay magaalaga Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaarahada ee Garoowe ku soo dhaweeyay madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo raysul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Maxamed Cali oo horey halkaasi u tegay in uu u gogol xaaro safarka Madaxweyne Shariif. Madaxweynaha... 

Duufaanta Irene oo ku dhufatay North Caroline .USA+VIDEO

Aug 28, 2011
Duufaanta loo yaqaan Irene ayaa  ku dhufatay dhinaca bari ee dalka Maraykanka. Duufaantan ayaa maanta oo Sabti soo gaadhay qeybo ka tirsan xeebaha gobolka North Caroline waxayna wadataa dabeylo ku socda 140 KM boqolkiiba. Dabeylo xooggan ayaa dhulka soo dhigay geedad, waxayna dabeylahani dhaliyeen roobab daadad ay ka dhasheen, waxaana sidoo jirta kororto la’aan saameysan tobonaan kun oo qof. Shaqaalaha... 

gobolka gedo oo sadex jeer macluulay+video

Aug 27, 2011
 wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheeagaya in ay ka  jirto caalad iyo abaar aad u daran , taasoo ay sabab tay  in dadbadan ka hayaamaan gobolka gedo, sida aad la socotaan gobolka gedo waa gobol dhaca xuduudaha kenya iyo ithoobiya , waana gobol aad u baaxad wayn  waana gobolka ugu dad badan koofutra soomaaliya , hadaba gobolkaas aa ladaalaa dhacayey abaarta ayaa waxaa ku soo qaxay dadyoow... 

Massive car bomb hits UN building in Nigeria, killing at least 18

Aug 26, 2011
ABUJA—A car loaded with explosives crashed into the main United Nations’ building in Nigeria’s capital and exploded Friday, killing at least 18 people in one of the deadliest assaults on the international body in a decade. A radical Muslim sect blamed for a series of attacks in the country claimed responsibility for the bombing, a major escalation of their sectarian fight against Nigeria’s... 

Fal argagixis ah loo lagula kacay xaafiiska QM ee abuja+video

Aug 26, 2011
Qarax bam ayaa ka dhacay dhismaha Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada Abuja ee caasimadda waddanka Nigeria. War ayaa sheegaya in shaqaale caafimaad uu sheegay in 18 qof ay dhinteen , qaar badanna ay jiri karaan. Isbitaal ku yaalla halkaasi ayaa sheegay in 60 qof la keenay, oo intooda badan xaaladoodu ay liidato. Isbitaalka ayaa waxa uu soo jeediyay codsi ah in dadku ay dhiig ugu deeqaan. Kooxda... 

culumada ahlusuna wal jameeca oo doortay gudoomiye cusub

Aug 26, 2011
Shirkii Ahlusunna Waljamaaca uga socday degmada Caabduwaaq ee gobolka Galguduud ayaa lagu doortay guddoomiyaha golaha fulinta iyo guddoomiyaha guud ee Ahlusunna, waxaana xilka guddoomiyaha guud u tartamay saddex xubnood. Xubnahan ayaa lagu doortay codad ay qaadeen xubnaha baarlamaanka ama talada oo ka kooban 38 xubnood, iyadoo murashaxiinta xilalkan u tartamayay loo qaaday codad isugu jiray gacan-taag... 

African Leaders to Hold Delayed Fundraiser for Famine

Aug 25, 2011
The African Union will hold a donor conference on Thursday to raise funds for the 12 million people still in need of emergency food aid in the drought and famine-stricken Horn of Africa. As many as a dozen African leaders are expected to participate in the fundraising meeting in the Ethiopian capital of Addis Ababa. The meeting had been initially scheduled for early August, but was postponed due to... 

Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya oo la kulmay naafada xooga dalka soomaaliya

Aug 24, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Naafada Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Isbitalkii Martini isagoo dhinaca kalena deeq daawo ah ku wareejiyay maamulka Isbitalkaasi Martini. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku noolyihiin Naafada xooga dalka Soomaaliyeed oo mudadii labaatanka... 

Earthquake measuring 5.9 strikes US east coast

Aug 23, 2011
A 5.9-magnitude earthquake centred in Virginia has shaken much of Washington DC and was felt as far north as New York City and Martha’s Vineyard, Massachusetts, where the US president, Barack Obama, is on holiday. The US Geological Survey said the earthquake was half a mile (800 metres) deep. Tremors were felt at the White House and all over the east coast as far south as Chapel Hill, North... 

waxaa loo diyaar garoobay ciidul-Fidrigii iyo bixinta zakatul fidriga

Aug 23, 2011
waxaa dhamaan dunida muslimka ah loo diyaargaroobay  maalina ciida barakaysan, waxaana hada gabo gabo ah bishii qayrka badnayd ee ramadaan , waxaa kale oo dadka muslim   ah looga baahanyahay iany  bixiyaan  Sakaatul-Fidriga oo ay sugayaan dad ka ay ku waajibto ee tabarta daran,  Sakaatul-Fidriga in la bixiyio waa waajib sida uu ramadaanka in la soomo ay waajib u tahay, Sakaatul-Fidrigu wuxuu... 

maxakamad ku taala wadanka maraykanka ayaa 2 nin oo burcad badeed ah ku riday xukun

Aug 23, 2011
Maxkamad Maraykan ah ayaa labo nin oo burcadbadeed Soomaali ku xukuntay xabsi daa’im, ka dib markii lagu eedeeyay dilka afar muwaadiniin Maraykan ah, kuwaasoo sanadkan horraantiisii lagu afduubtay xeebaha dalka Cummaan, mar ay ku socdaalayeen doon kuwa raaxada ah. Saraakiil ku sugan degmada Norfolk, ee gobolka Virginia ayaa Isniintii shalay ku dhowaaqay xukunnada lagu riday Cali Cabdi Maxamed oo... 

tacsi/faadumo idris xuseen

Aug 23, 2011
inaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun  waxaan halkaan  tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo caruurtii  iyo qaraabadii ay ka geeriyootay marxuumad faadumo idiris xuseen oo ku geeriyootay ma magaalada muqdisho  waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay  ha idinka siiyo ayadana  janadii fardowso ilahay haka waraabiyo, waxaan si qaas ah tacsi ugu diraynaa wiikeedii bakar c/laahi sheeq waxaan leenahay...