Home » Archive Daily September 12th, 2011
raila odinga oo gaaray goobta ay masiibadu ka dhacday +video
Nairobi,Kenya – Dad kor u dhaafaya 100 qof ayaa iyagoo nool ku bas beelay, kadib markii ay qaraxday dhuun shidaal meel lagu kaydiyo shidaalka oo ku taalla deegaanka Lunga lunga ee xaafadda warshadaha badani ku yaallaan ee Nairobi.
Dadkan ayaa intooda badan waxaa guryahoodii ugu tagay olol soconaya taasoo keentay in si naxdin leh ay u gubtaan dad fara badan.
Dhaawaca oo boqollaal dhaafaya ayaa...
dhuun shidaal oo ku qaraxday nairobi oo dishay dad badan reer kenya ah = video
Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in dad ka badan 100-qof ay ku dhintay maanta magaalada Nairobi, kaddib markii ay qaraxday dhuun kuwa shidaalka qaada ah.
Qaraxa dhuunta shidaal ayaa ka dhacay xaafadda Lunga-Lunga oo ah xaafad warshadeed, iyadoo ciidamada la dagaalama dabka iyo ay isku daydayaan inay damiyaan dabka oo aad u xooggan lagana baqdin qabo inuu ku faafo xaafado kale.
Dhuumaha shidaalka...
At least 61 Kenyans dead after pipeline explosion+video
NAIROBI, Kenya (AP) — A leaking gasoline pipeline in Kenya’s capital exploded on Monday, turning part of a slum into an inferno in which at least 61 people were killed and more than 100 hurt.
Flames leapt out from the pipeline in a radius of some 300 yards (meters), setting shacks ablaze and incinerating scores of people, leaving charred bodies and blacked bones in the charred homes. Some burned...
War bixin ku saabsan ururka wadajirka soomaalyeed
ururka wajirka soomaaliyeed waxaa la aasay 29/july 2009 waxaana si toos ahy loo ansixiyey 29july 2010 waxaana lagu ansixiyeymagaalada nairobi ee dalka kenya, ururka wadajirka soomaaliyeed waxa uu ka kooban yahay rag iyo dumar dhalinyaro iyo waayeel sababa loo aas aasayna waxuu ahaa baahi looqabo sidii umada soomaaliyeed gacmaha isu qabsan lahayd, ururka wadajirka soomaaliyeed sababaha loo...









