Home » somali news »

maalinta nabada aduunka oo laga xusay wadanka soomaaliya iyo aduunka dacaladiisa

Share

maalinta nabada aduunka  oo laga xusay wadanka  soomaaliya iyo aduunka dacaladiisa

maanay oo taariikhdu tahay 21 september waxaa aduunka laga  xusaa maalinta nabada aduunka ,maantay waxaa soomaaliya laga xusay  maalinta nabada aduunka oo baahidii ugu waynayd uqaba nabada,

 sida aad la socotaan waxaa 21 sano aanan wax nabad layiraahdo aan  arag umada soomaaliyeed  oo noqonaysa umadii ugu horaysay caalamka oo 21 sano aan wax dawlad layiraahdo aan indhaha saarin taasoo ay u dheerayd,dil dhac ,kufsi, waxbarasho la,aan , daawo la,aan,iyo wax kasta oo lid ku ah xuquuqda aadanaha oo lagula kacayey,tan ugu daran waa cudurka colaada  gaajada iyo dawlad la,aanta, intaas oo ah waxa xaqiiqada ah oo ka jira geyiga soomaaliya  ayaa maantay markii aad maqasho  nabad waxa aad xasuusanaysaa wadankii somaliya,

ugu danbayntii waxaa maantay laga soo dhawee yey wadanka soomaaliya maalinta nabada aduunka  iyo waliba umada soomaaliyeed oo aan ka quusan nabad ka dhacda geyiga soomaaliyeed rajay naysana inay dib cagaheeda isugu taagto.


" /> waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>thank you for taking the time to visit our website/ilays.com
webmaster@ilays.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.