Home » ururka-w som »
War bixin ku saabsan ururka wadajirka soomaalyeed
Print here|
By: ilays.com:
Monday, September 12, 2011 //
ururka wajirka soomaaliyeed waxaa la aasay 29/july 2009 waxaana si toos ahy loo ansixiyey 29july 2010 waxaana lagu ansixiyeymagaalada nairobi ee dalka kenya, ururka wadajirka soomaaliyeed waxa uu ka kooban yahay rag iyo dumar dhalinyaro iyo waayeel sababa loo aas aasayna waxuu ahaa baahi looqabo sidii umada soomaaliyeed gacmaha isu qabsan lahayd, ururka wadajirka soomaaliyeed sababaha loo aas aasay waxa uu ka koobanyahay sidaan
(1)midaynta umada soomaaliyeed.
(2)soonoolayntii qarankii burburay
(3)uruurinta soomaalida qurbaha ku kala firirsan
(4)soo noolaynta afkii soomaaliga
(5)ka hor tagida qabyaalada
(6)wargalinta caalamka dhib soomaalida haysta
(7)ka warqabida caruurta xabsiyada aduunka ku jirta
(8)soo dhoofin dadka jiran ee afrika wax looga qabanwaayey
(9)ololayn dawlad ay soomaaliya yeelato
(10)taageerida nabad ka dhacda geyiga soomaaliyeed
ururka wadjirka soomaaliyeed waa urur matalaya shacabka soomaaliyeed mana ah mid ku shaqeeya siyaasad gaar ah. ururkaan masuuliyiintii dhismahiisa ka qayb qaadatay hadana wada hawshiisa waxa ay ku kala suganyihiin wadanka kenya ,uk.us,canada,australia, turkey iyo chinaha,
emailka,ilaysnews@gmail.com
mahadsanidin