Home » Archive Daily December 3rd, 2011
dab qasaaro xun gaystay oo ka dhacay magaalada boosaaso + dhagayso
wararka ka naga soo gaaraya wadanka soomaaliya ayaa sheegay in suuq ku yaalay magaalada boosaaso uu dabqabsad, suqaan ayaa ahaa suuq aad u wayn oo lahaa gancsiyo kala badalan, wararka suuqaas ayaa sheegay in xalay fiidkii saacadu markay ahayd 9:00 fiidnimo uu si lama filaan ah dabku uga kacay suuqa gudihiisa kadibna waxaa uu ku faafay gees ka gees ,waxaa meeshaas ka dhacay qasaaro soo gaartay shacabkii...
faaqidaada todobaadka iyo soomaalida soogalootiga qur baha
halkaan halkaan waxaanu ku faaqidaynaa marxadaha uu soo maro qofka dibudajin ka hela wadamada horey u maray,sida aad lasocotaan waxaa markii uu burburay wadankii soomaaliya dibada u soo baxay kumaankum ruux oo soomaali ah iyo kuwo hada doonaya inay dibada u soo dhoofaan si ay noloshooda waxa uga badalaan, hadaba aan u soo noqono marxalada uu maro qofka dib u dajirta ka hela wadamada...
















