Home » Archive Daily December 8th, 2011
diyaarado duqeeyey magaalada baardheere +dhagayso
wararka naga soo gaaraya wadanka soomaaliya gobolkiisa gedo ayaa sheegaya in magaalada baardheere ay diyaarado dagaal duqeeyeen , diyaaradaah ayaa dilay inta la ogyahay 1 ruux waxaana ku dhaawacmay 1 ruux , diyaaradahaan ayaan la ogayn cida iska leh balse waxa ay u egyihiin diyaarado ku raad jooga saldhigyada kooxda shabaab ee magaalada baardheere , magaalada baardheere ayaa ah meel...
dhalasho farxad leh/cabdiraxiim faarax+video
hambalyo/dhalasho farxad leh .,waxaan halkaan ugahambal yaynaynaa cabdiraxiim faarax oo dhalashiisu ku aadan tahay maantay oo kale waxaan leenahay cabdi raxiim soo barbaar noqo kii naftiisa waalidkiis dadkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa anfaca noqo, waxaa si qaas ah kuugu tahniyaynaya maamul ka ilays.com ayaguna waxaa ay ku leeyihiin hambalyo farxad ku dhamayso cimrigaaga aamiin.
Read More →
















