wararka naga soo gaaraya wadanka yemen ayaa sheegaya in maraakiib ay leedah ay soomaaliya lagu xiray wadanka yemen , maraakiibtaan ayaa waxaa xirtay ganacsato reer yamen ah oo sheegtay in ay lacago ku leeyihiin , maraakiibtaas afarta ah oo ku xiran dekeda sanca ayaa maxkamada ganacsigu dalka yemen ku riday xukun inaysan ka bixi karin dekeda ilaa iyo inta ay bixinayaan lacagaha lagu sheeganayo, maraakiibtaan ayaa intii ay bur burtay dawladii dhexe ee soomaaliya waxaa ku shaqasanayey dad gaar ah hadana waxaabay u muuqataa in lala wareego hadii ay waa yaan cid u istaagta xaalada maraakiibtaan , waxaa sidoo kale weerar aan kala go, lahayn lagu hayaa safaaradii soomaaliya ee ku taalay sanca yamen oo ayana ladoonayaa in la dhaco ,
dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.











