asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news, tacsi »

tacsi /marxuum axmad maxamud sanyare

waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii uu ka tagay marxuum axmad maxamuud (sanyare) oo 30/12 2011 ay niman afka soo duubtay ay ku dileen  xerada qoxootiga  xagardheer  ee dhadhaab kenya waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo, waxaan tacsi qaas ah u diraynaa xaaskii uu ka geeriyooday sanyare  marwo faadumo shiikh cabdulaahi waxaan leenahay samir iyo imaan ilaahay hakaa siiyo ubadkana alaha kula koriyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :