asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news, tacsi »

tacsi marxuumad faadumo jamac abshir

inaa li laahi wainaa ilaahay raajicuun , halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer abshir xaashi meel kasta oo ay dinada ka joogaan dalka iyo dibada waxaan uga tacsiyeynayaa  geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuumad faadumo jaamac abshir oo ku geeriyootay magaalada caabudwaaq, marxuumada oo da. deedu ahayd 24 sano jir waxaana saakay lagu aasay magaalada caabudwaaq waxaana ay ifka uga tagtay 3 caruur ah laba gabdhood iyo wiil waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo  ayadana janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo janadii fardowso aamiin aamiin.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :