CIID WANAAGSAN

maths

Home » Archive Daily April 5th, 2012

tacsi ku socota dhamaan dadkii wax ku noqday tiyaarka

Apr 5, 2012
halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan dadkii  ku dhintay  ama ku dhaawac may qaraxii fulaynimada ahaa ee ka dhacay tiyaatarka muqdisho, waxaa kale oo tacsi qaas ah u diraynaa bahda sportiga soomaaliyeed  meel walba ooy joogaan  waxaan leenaha samir iyo iimaan ilaahay hanaga wada siiyo masuuliyiintii sportiga soomaaliyeed ee  ku dhintay qaraxaas waxaan  markale leenahay ilaahay ha u naxariisto,... 

sanadguuradii webside ka www.ilays.com

Apr 5, 2012
 hambalyo , sand guuradii ka soo wareegtay markii la aas asay  websideka www.ilays.com. websideka ilays.com  ayaa ah webside ay ka faaidaystaan  umad badan oo ku nool gudaha iyo dibada , websidekaan ilays.com ayaa waxaa uu ka waramaa waxa  ka dhaca aduunka dacaladiisa  waxaana uu ku qoranyahay engilish iyo soomali, webside kaan ayaa waxaa uu caan ku yahay asaga oo soo bandhiga  barashada afka... 
to me :