waxaa si xawli ah u socda barnaamijkii afka soomaliga oo aan ugu tala galnay inaanu afka soomaaliga ku barno ubadka soomaaliyeed ee qurbaha ku nool, barnaamijkaan afka soomaaliga ah ayaa waxaa uu mihiim u yahay waalidiinta qurbaha ku nool ee haysta caruuryta , ubadka soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa lumiyey afkii soomaaliga iyo dhaqankiiba taasoo ay sabab u noqotay wacyiga ka jira meesha ay ku noolyihiin, waalidiinta soomaaliyeedna aysan waxba ka qaban karin ,hadaba barnaamijkaan aanu ku barayno afka soomaliga ayaa waxaa uu qaybwayn ka qaadan doonaa inay ubadku ku hadlaan afkii soomaaliga oo ay u dhasheen, hadaba dadwaynaha soomaliyeed ee ku nool qurbaha waxaan ka codsanaynaa laba arimood , 1 midi waa inay ubadkooda kula hadlaan afka soomaaliga mida kalena waa inaad u daartaa barnaamijkaan aanu ugu tala galnay inaanu afka soomaaliga ku barno ubadka soomaaliyeed ee ku nool qurbaha , barnaamijkaan waxaad ka helaysaa youtube ka ama google ama twitter , ama websideka www.ilays.com adigoo adeegsanaya ciwaanka caruurta bara afka soomaaliga waana barnaamij lacag la aan ah ee caruurta ha looga faaii deeyo, waxaana ku dadaali doonaa inaanu todobaad walba soo galino kuwo cusub , barnaamijkaan caruurta la gu barayo afka soomaliga waxaa iska kaashaday ururka wadajirka soomaaliyeed niyo maamulka ilays.com . hadaba qayb kaq mid ah barnaamij aanu ku baranayno ubadka soomaaliyeed waakan ee daawasho wacan.
(1)
http://www.youtube.com/watch?v=6Xllf0jCQkw
(2)


















