asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » Caafimaadka, somali news »

fahanka nolosha wadamada qaboobaha ah

qof walba oo soomaali ah waxaa looga baahanyahay  inuu fahmo habka looga nool yahay wadamada qaboobaha ah, wadamada qaboobaha ahi waa ka badalan yihiin wadamamada kuleelaha ah,  wadamaha qaboobaha ah   waxaa jira hab looga dhaqmo oo aad uga siraad korayso cudurada ka jira, waxaa jira in wadamada qaboobaha ah uusan qofku helin dhidid   ka yimaada  jirkiisa, waxkasta oouu cunana waa ku fariisanayaan, hadaba sidee looga dhaqanyahay,

 qofwalba  oo ku nool wadamada qaboobaha ah  waxaa waajib ku ah inuu isticmaalo  wax ka keena dhidid ama miisaankiisa rida,  hadaba waxaa jira meelo loogu talagalay in  jirka lagu dhiso ama  miisaanka lagu yareeyo taaso ah meelo lacag ah, hadaba waxaa dhici karta in qofku ka xishoodu inuu  tago meeshaas oo ah meel dad ku ku badanyahay, hadaba waxaad yeeli karnaa oo kuu sahlan  inaad soo iibsato alaabta  jirka lagu dhiso  gurigaana aad ku isticmaasho, alaabtaas waa raqiis oo waxaa laga helaa meelaha  alaabta jaban la keeno qaymahooduna kama badna 10 ama 20 dolar, waxaa gashanaysaa sariista hoosteeda  kabina waxaab isticmaalayasaa markii ay  ubad kaa seexdaan,

 

 

 

 

haba alaabtani kuma shaqeeyaan koronto  oo waa mid aad ku ordayso  waxaanad ku hagaysaa cirbahaaga, markii aad dhamaysatana waxaad gashanaysaa sariirta hoosteeda , waxaa hubaal ah inuu caafimaadkaagu waligiis xumaanay, waxaana dhacaya  miisaankaaga , waxaana aad ogaataa in qofkasta oo ku nool wadamada qaboobaha ahi uu  haystaa qalaabkaa lagu la dagaalamo cayilka, hadaba uma baahnid inaad  adigu aado meelahaas dadku ku bahan  yahay  anagoo hubna in dadka soomaalida ahi ay ka xishoodaan  inay tagaan meelaha jirka lagu dhiso, hadii aad samayn waydo  inaad la dagaalanto  jirka adigoo ku nool wadan qaboobe ah waxaad halis u tahay inay kusoo wajahdo  xanuuno aad had iyo jeer  u taagnaato dhaqtarka, waxadna ogaataa inay kala duwanyihiin dalkii aad ka timid iyo dalkaan qaboobaha ah, dalka soomaaliya waxaa laga cuni jirtay hilib baruur . shaah  macaan . saliid macsaro, maraq jeedo ah, subag, xalwo,  dhamaan toodna   saacado kadib ayagoo dhidid ah ayey banaanka u soo bixi jireen, hadaba meeshu meeshii ma ahan ee dadku hala dagaalamaan  miisaanka badan,

waanada ilays.com qaybta caafimaadka.

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :