Home » somali news »

maalinta dhalinyada soomaliyeed oo laga xusay dalka soomaaliya

Shan iyo  tabanka may waa maalin loo asteeyey in lagu  maamuusu dhalinyarada soomaaliyeed, hadaba maantay ayaa waxaa si wayn looga xusay maalinta  dhalinyada gabi ahaan wadanka soomaaliya , dhalinyarada soomaaliyeed ayaa ah dhaxalka dalka soomaaliyeed iyo cida u taagay inay dalkooda wanaajiyaan, dhalinyada soomaaliyeed waxaa ay u taaganyihiin indhaha iyo caqliga dalka soomaaliyeed, dhalinyaradu waxaa ay waligood u taagnaayeen sidii ay dalka iyo dadka soomaliyeed u hormarinlahaayeen, dhalinyada soomaaliyeed waa kuwo kamadax banaan qabyaalada iyo qoloqolaysiga, waxaa lagu xusuustaa halgankii ay 13kii dhalinyada ahaa ee SYL ay u soo mareen xuriyada jamhuuriyada soomaaliya ,hadaba dhaliyada maantay ayaa u taagan inay u istaagaan waxqabadka dhabta ah ee maantay looga baahan yahay wadanka soomaaliya haday noqonlahay  maskax iyo siyaasad  iyo muruq intaba,ugu danbayntii xuska maalinta dhalinyada soomaaliyeed waa maali aad ugu wayn shacabka soomaaliyeed.


Share

" /> waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>thank you for taking the time to visit our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.