asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google

hassan-ali-khayre

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

waa ku wee dhalinyada aduunka ugu nasiibka daran ?

dhalinyarada soomaaliyaDhalinyarada soomaaliyeed ayaa noqday dhalinyarada waqtigaan aduunka ugu nasiibka daran, dhalinyada soomaaliyeed ayaa waxaa meel walba ku kaysta  dhibaatooyin kala gadisan, hadii ay noqon lahay dalka iyo dibada, dhalinyada ayaa dalkoodii ku noqday kuwa inta badan badan loo adeegsado dagaalada laguna laayo, xadgudub yada ka dhaca gudaha soomaaliya kuwo loo gaysto ayaa ah dhalinyada soomaalida, malaayiin dhalinyaro ah ayaa naftooda kala baxsaday soomaaliya , qaarkood xeryaka qoxootiga ayey ku silacsan yihiin, kumaankum dhalinyaro ah ayaa badaha ku dhamaanaya bilwalba, kumaankum dhalinyaro ah ayaa burcad badeed u xiran caalamka, kumaankum dhalinyaro ah ayaa saxaraha ku nafwaayey, kumaankum dhalinyaro ayaa madax furasho loogu haysaa wadamo  badan, kii intaas ka soo badbaada ee yimaada wadamada waa wayn ee reer yurub  waxaa ku dhacaya wax uu san filnayn, inta badan dhalinyada timaada wadamada waawayn ma helaan xoriyad la mid ah mid ay heelaan dadkale ee madoow ee ka soo jeeda qaarada africa, waxaa had iyo jeer loo nisbeeyaa inay yihiin argagixiso, goobaha socdaalka dadka u badan ee lagu dhibo waxaa ay u badan yihiin dhalinyarada soomaalida, xabsiyada ku yaala wadamada reer yurub dhalinyarada u badan ee ku xiran ayaa ah dhalinyarada soomaaliyeed,si kastaba ha ahaatee dhalinyada soomaaliyeed ayaa kujira xaalad aad u qalafsan, mana muuqto astaan muuqata oo ay dhalinyaru uga bixi karaan dhibaatda haysata, dalkii soomaaliya ee ay dhilinyaradaanu ku nasan lahaayeen waxaa ay beesha caalamku ku daadisay qodxo aad u badan oo sun ah oo aan ogolaanayn  inay cidi ku noolaato.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :