asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news »

Maxay heshiis ku yihiin Shabaab iyo amisom

argagax-heshiis-ahWaxaa gudaha soomaaliya ku jira ciidamo kala magac ah  laakiin isku xisbi ah, hadii si kalena loo dhigo waa ciidamo isku hadaf ah oo hal cadow leh, ciidamadaasu waxaa ay yihiin amisom iyo shabaab, labadaan ciidan ayaa ku heshiiyey  ian soomaalida cirib tiraan,  isaku celcelin biL walba  soomaalida ay laayeen  ciidamadaasu ayaatiradooda lagu sheegay  in kabadan 400 oo ruux, ciidamadaan ayaa lacag lagu siiyaa xasuuqa ay ka wadaan shacabka soomaaliyeed, ciidamada amisom ee ku jira gudaha soomaaliya ayaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 26 kun oo ciidan ah, ciidamada shabaabka ee soomaaliya jooga ayaa tiradooda lagu sheegay  in ka yar 300 oo askari 150 ka mid ah shabaabku waxaa ay yihiin saraakiil sar sare oo waxaa ay qaabilsan yihiin lacag uruurinta iyo alifida qidad soomaalida lagu argagixinayo iyo meelaha la qarxinayo, 150 kale  ayaa ah kuwo hubaysan,  ciidamada sidaas u awooda tar  ayaa loo suurta galiyey inay sadex meelood dalka soomaaliya laba ka mid ah ay  xukumaan, ciidamadaan faraha wayn ee amison ayaa ah kuwo ay shaqaadoodu tahay inay soomaalida  xasuuqan, cidamada amisom ayaa si arxan daro ah ula dhaqma shacabka,  ciidamada amisom ayaa si joogto ah kufsi wadareer iyo xasuuq wadareer u sameeya, hayada qaramada midoobay ayaa amisom ku taageersan falalka guracan ee ay ku hayaan shacabka soomaaliya, waxaa gabi ahaanba la casilay ciidamadii soomaaliya, waxaa laga jaray dhaqaalihii, waxaa loo baylihiyey cadaw, waxaa ay qaramada midoobay ka shaqaysay inay soomaalida cuqdad kala galiso, qaska iyo qalaasaha ka bixi waayey dalka soomaaliya waxaa hurinaya hayada qaramada midoobay, hayada ayaa soomaalida sanka ka galisay inay federal noqdaan oo hadana ay maamulqabiileed dhistaan, hayada ayaa soomaaliya ku kobcisay  argagixisada caamaliga ah, waxaan umada soomaaliyeed kula talin lahaa inay la dagaalamaan dhamaan hayadaha qaramada midoobay ee ka howlgala soomaaliya maxaa yeelay waxaa ay hayadahaasu mugdi galiyeen qaranimadii iyo xuriyadii soomaaliyeed, hayaduhu madoonayaa inay soomaaliya ka dhalato dawlad xoogleh oo wax qabsan karta, si kastaba ha noqotee ciidamada amisom iyo shabaab waa hal ciidan oo isku aabe iyo isku hooyo ah, waa ogsoo nahay horjoogayaasha argagixisada cali dheere iyo kaba kutukade inay degan yihiin markab badaa dhexyaalaya oo ay leedahay qaramada midoobay, waa og soo nahay dalalka lagu soo daaweeyo dhaawaca argagixisada shabaabka  , ugu danbayntii dalka soomaaliya uma doonayno inay sii dhexjoogaan amisom iyo qaramada midoobay, 10ka wiil ee shayaadiinta ah ee shabaab soomaali waa taqaanaa sida ay u soo qabato.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :