asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

02f5f8e5-0c64-44fe-bd48-26d8abaa6ba3

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

12

Home » somali news, tacsi »

tacsi maxamad cilmi jaamac (daqare)

tacsi-maxamad-cilmi-jaamacInaa lilaahi wainaa ilaahay raajicuun  waxaa geeriyooday allaha u naxariistee nabadoon  maxamad cilmi dirir jaamac magan oo loo yaqaanay nabaoon (daqare) nabadoonka daqare ayaa ku geeriyooday magaalada muqdisho  halkaas oo uu ujoogay daawaynta xanuun mudadaan danbe hayey markii dambana uu u geeriyooday , halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh  dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadi iyo saaxiibadii iyo qabiiladii uu ka baxay nabadoon maxamad cimi jaamac waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, asagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo, waxaan tacsi khaas ah u diraynaa awlaadii shire dalab iyo awlaadii  faarax dalaq oo uu adeer u haa daqare iyo waalaakiis qaliif waxan marlabaad leenahay samir iyo imaan ilaahay ha idinka siiyo. aamiin.

Tacsi labaad= waxaa magaalada nairobi ku geeriyooday Xasan abshir maxamad cabdile, marxuumka  ayaa u geeriyooday xanuun daran oo asiibay jirkiisa, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraada iyo awlaadii uu ka baxay marxuum xasan abshir waxaan leenahay samir iyo imaan ilaahay ha idinka siiyo , asagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo, aamiin sidoo kale marxuum xasan abshir  ayaa ka tagay 6 caruur ah oo aad u yaryar oo aan haysan dhaqaalo ay ku sii nooladaan una baahan gargaar.

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :