asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » somali news »

muxuu galabsaday oo u xiran yahay wariye coldoon

wariye coldood oo u xiran shaqsiyaad soomaalidiid ahWaxaa xabsiga magaalada hargaysa ku xiran mawaadin soomaaliyeed  oo bulshada soomaaliyeed  oo bulshada dhexdeeda ku dhex leh qaymo aad u badan , mawaadinkaasu waa wariyihii waynaa cabdi maalik muuse (coldoon) wairiye codoon ayaa mudo bil ka badan ku xiran magaalada hargaysa, wariye coldoon ayaa ah shaqsi wax tar leh oo ku caanbaxay gargaarka dadka jilicsan iyo wadaniyad iyo soomaali jacayl, wariye coldoon waa shaqsi geesi ah oo aan ka leexan runta, wariye coldoon waxaa uu ahaa ninii u horeeyey ee ka dhiidhiya xabashida lagu degaamaynayo  gobolka woqooyi galbeed, wariye coldoon waxaa uu u xiran yahay shaqsiyaad ay madaxmartay amxaro jacayl iyo soomaali nacayb, wariye coldoon wax danbi ah kama galin dalka iyo dadka iyo duunyadaba,sababta uu wriye coldoon u xiran yahay ayaa lagu sheegay waxa ku kalifay inuu soomaali amaano oo uu hadana xabashi aad wax ka sheego, maamulka u shaqeeya dawlada xabashida ee ka jira g/woqooyi galbeed ayaa ku gafay sharaftii iyo karaamadii uu lahaa wariye c/maalik coldoon, maamulkaas qariban ayey u suurta gali wayday inay dhulka hargaysa fujiyaan oo ay hadana ay u raraan gudaha dalka itoobiya, nasiib wanaag hargaysa waxa ay ku taala dhulka soomaaliyeed waana caasimadii labaad ee dalka soomaaliya, si kastaba ha noqote xariga lagu hayo wariye coldoon waxaa uu sii kordhinaysaa cadaawada ay umada soomaaliyeed u qabto kooxda yar ee horboodaysa maamulka soomaalidiidka ah ee ka jira hargaysa, marar badan ayey maamulkaasu ka dhawaajiyeen  inay hargaysa u rari doonaan london ama addis ababa, taasina waxaa ay ka mid tahay waalida ay ku haystaan wariye cabdi maalik coldoon, ugu danbayn waxaan cambaaraynaynaa xariga foosha xun ee lagu hayo wariye caldoon, waxaana aan u sheegaynaa hadii ay sii daynwayaan wariye coldoon inay ka shalaayi doonaan.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :