asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

daroogo qofkii isticmaala ayey disha

daroogoDaroogadu waxaa ay ka mid tahay wax yaalaha keena caafimaad darada, daroogadu waxaa ay caan ku tahay dilista qof kasta oo isticmaala, xataa dadka aan cunin ee ka ganacsada waxaa ay u keentaa dhibaatooying kala duwan sida amaandaro iyo walwal, daroogadu mahan shay jir aadanaha waxtar u leh haba yaraatee, qofka isticmaala radoogada ma ahan kuwo degan, waxaa ay daroogadu qofka ka badashaa dhiiga iyo dhaqanka dabeecada iyo midabka, waxaana ay qofka ku keentaa xasiloonidaro iyo ceeb, daroogdu waxaa ay lumisaa caqliga iyo xusuusta iyo xishoodka iyo caafimaadka iyo dhaqanka iyo dhaqaalaha, qofka isticmaala waxaana uu ku danbeeyaa xabsi ama geeri, daroogo wixii laga fishaa waa danbi iyo dilis, qofka isticmaala daroogada waxaa uu 20 sano geeri uga horeeyaa qofka aan isticmaalin,hadaba ilahay waxaa uu nagu amray inaan cuno oo aan cabno wixii xalaal ah oo anfac u leh nafteena, darogadu kama mid ah waxyaabaha anfaca u leh jirka dadka, dad badan oo soomaali ah  ayaa daroogada qaarkeed u arka inaysan wax dhib ah u gaysanayn, waa tan magacyada daroogada halista caafimaad u leh aadanaha= cofeega ,marijuwada heroine, opium,cocaine,amphetamine,methampheamine, qaadka sigaarka,shiisha, qamri, binji iyo kiniini iyo kuwo kale oo fara badan, si kastaba ha noqote  waxaan kula talin lahaa dadka isticmaala daroogada ee ay ka mid yihiin soomaalidu inay si deg deg ah u joojiyaan, kuna badalaan wax anfac u leh naftooda , ugu danbayntii dhaqalaha aad ku bixisay daroogada waa mid ka maqan jeebkaaga oo hadana ilaahay kugula xisaabtami doono.

by xaashi

,

soo dadajiya dhimashada dadka isticmaala,

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :