asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

dawladdiidyadii oo bilaabay duminta dawlada

DAWLADDIID1-e1424318656411Waxaa hurdada ka kakacay kooxo maafiyo ah oo ku midaysan dawladdiidnimada, dalka soomaaliya waxaa ka jira boqolaal koxood oo maafiyo ah oo samaysmay 26kiisano ee la soo dhaafay, kooxahaas waxaa ay isugu jiraan gangistaro argagixiso qaylaysato dhiigyacab maafiyo dabadhilifyo afarjeeblayaal qabyaaladiistayaal, burcad iyo kuwo kale oo badan, dhamaan kooxahasaan waxaa noloshoodu ku xiran tahay soomaaliya oo dawlad la,aan ah, kooxahaanu waxaa ay ka shaqaynayaan waxkasta oo fashilinkara dawlad ka dhalata dalka soomaaliya, kooxahaan ayaa ku baraarugay shacabka soomaaliyeed oo u sacaba tumaya dawlada cusub ee ka dhalatay soomaaliya, kooxahaan ayaa tan iyo inii la doortay madaxwayne farmaajo ku jiray wawal iyo walbahaar ay ka qabaan  dawlada, kooxahaan ayaa bilaabay xasuuqa shacabka iyo laynta ciidamada, waxaa ay hada laba jibaareen qaraxyada iyo ugaarsiga shacabka , kooxahaan ayaa hada wada argagixinta iyo qalqalinta amaanka, kooxahan dawladdiidka ahi waxaa ay ku jiraan oo ka mid yihiin laamaha bulshada iyo dawlada sida baarlamaanka  wasiirada madaxtooyada isbitaalada ganacsatada culumada isbootiga fanaaniinta wariyayaasha nabadoonada saraakiisha dhaqaatiirta, kooxahaanu waxaa ay  dhibaato ka samynaya hadba meesha ay isleeyihiin waa dagan tahay, si kastanba ha noqtee umada soomaaliyeed waxaa horyaala sidii ay isga qaban lahaayeen kooxdaan isku bahaysatay inay marwala fashiliyaan dawlad kasta oo soomaaliya ka dhalata. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :