asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

falal argagixiso oo aad u fool xun oo ka dhacay muqdisho

Qaraxa-Mu (1)Shalay iyo maanaty  waxaa magaalada  muqdisho ka dhacay  falal argagixiso oo aad u fool xun oo lagu xasuuqay dad badan oo soomaali ah , qaraxyadaas waxaa ay noloshoodii galaafteen in ka badan 25 ruux, shalay waxaa  agaagaarka  warshadaha lagu qarxiyey bus ay  dad oo shacab ah saarnaayeen, maantayna waxaa xaafada waabari lagu qarxiyey goob ay ku sugnayeen askar iyo shacab, waxaa sidoo kale gaari miino loogu xiray nin masuul ahaa ,qaraxyadaas waxaa fuliyey danbiilayaal argagixiso ah oo ku sugan magaalada muqdisho, falalkaan qaraxyada ah ee ku soo noqnoqonaya caasimada soomaaliya ayaa ah kuwo loogu danleeyahay in lagu fashiliyo dawlada soomaaliya, gudaha soomaaliya waxaa ku sugan oo ku sii xoogaysanaya qawlaysato maafiyo  oo hadana argagixiso ah oo doonaysa inay soomaaliya hoy ka dhigtaan. halkaan waxaan tacsi tiiraanyo uga diraynaa dhamaan ehelada dadkii shalay iyo maantay lagu laayey muqdisho waxaan leenahay intii dhimatay allaha u naxariisto intii dhaawacan tayna alaha caafiyo. aamiin

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :