asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » somali news »

kooxda soomaalidiidka ah ayaa wali xabsiga ku haya wariye coldoon

HALYEY C/MAALIK COLDONKooxyar oo soomaalidiid ah oo u adeega xabashida ayaa dhibaato fara badan ku haysa shacabka soomaliyeed ee ku dhaqan gobolka woqooyi galbeed , horjooga yaasha maamulka faashilka ah ee ka jira ee ka jira woqooyi galbeed ayaa wali xabsiga ku haya wariyihii waynaa ee c/maalik muuse codoon, kooxdaas ayaa wariyaha ula dhaqantay si aad u fool xun ayaga oo ku raali galinaya dawlada xabashida, horjooga yaasha kooxda soomaalidiidka ayaa sheegay inay wariye coldoon xabsiga ku sii hayn doon ilaa intii ay amar ka helayaan gumaysiga tigreega, xariga foosha xun ee loo gaystay wariye coldoon waxaa uu ka tarjumayaa dhaibaatada baaxada leh ee maamulka soomaalidiidku ku hayo shacabka ku dhaqan gobolada woqooyi, sidoo kale maamulkaasu waxaa uu dhibaato ku hayaa dalkii oo dhan, soomaalidiidku  dekadii barbara waxaa ay ku wadaan inay ka iibsadaan umado shisheeye, waxaana ay deegaanka lawyadace ay hada ka rarayaan ciidi, si kastaba ha noqotee hurjoogayaasha soomaali diidka ayaa shacabkii walaalaha ahaa ee ku dhaqnaa degamadaas isaga horkeenay hab qabiil, ugu danbaytii gumaysiga ay dawlada itoobiya ku hayso gobolka soomaal beed  ayey mid la mid ah saartay gobolka wooyi galbeed, waana waxa keenay inaan lahadlin waxna aan la arkin wax aan la urin, halkaan waxaan ka cambaaraynaynaa maamulka soomaalidiidka ah ee xaqdara ku haysta halyey wariye wadani suxufi geesi c/malik muuse coldoon.

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :