asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » somali news »

mawaadin soomaali ah oo lagu dilay toronto canada

 farah samatarWararka naga soo gaarya magaalada toronto ee dalka canada ayaa sheegaya in lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo soomaali ah , wiilkaan ayaa magaciisa lagu sheegay samatar faarax cimrigiisuna yahay 23 jir,wiilkaan ayaa la sheegay in lagu dilay goob babuurta la dhigto oo ku taala xaafad scarbough ,cida wiilka dilka u gaysatay wali  lama aqoonsan, cidamada boliska toronto ayaa baaraya sida ay wax u dhaceen, laftigeenu warka ku saabasan dilka wilaakaas waxaan ka helnay telefeshinka cp24 oo baahiyey magaca iyo sawirka dhibanaha, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa ehelada iyo waalidiinta uu ka baxay samatar faarax waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo. aamiin more

 

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :