asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

wasiir Nuur Faarax Xirsi oo geeriyooday

marxuum nuur faarax xirsiAlaha u naxariistee waxaa magaalada xamar ku geeriyooday Nuur faarax xirsi  oo ahaan jiray wasiirkii dekadaha ee dawlada soomaaliya, marxuum Nuur faarax xirsi ayaa u geeriyooday xanuun ku soo booday, marxuum nuur faarax xirsi aya ahaan jiray shaqsi waani ah oo ay ku wayn tahay soomaalinimadu, allaha u naxariistee wasiir nuur farax  ayaa maantay aas qaran loogu samayndoonaa magaalada xamar, aaskiisana waxaa ka soo qayb galay dad aad u badan oo isugu jira shacab iyo masuuliyiin , halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo saaxiibadii uu ka baxay nuur faarax xirsi waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, asagana janadii fardowso allaha ka waraabiyo aamiin. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :