asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

yuu madaxwayne u yahay bishaar asad

BISHAAR AL ASADWaxaa dalka suuriya ka socda dagaalo culus oo u dhexeeya dadka reer suuriya waxana ay taageero iyo hub kala helayaan dawlado shisheeye , dalka suuriya waxaa dhulka lala simay magaalooyin waawayn oo qadiimi ahaa, waxaa dagaalada suuriya ka socda ku dhintay in kabadan 3 malyan, waxaana dagaaladaas ku bara kacay dhamaan shacabkii reer suriya, wadanka suuriya ayaa isu rugay goob dagaal oo aysan cidi ku noolaan karin, sawirada laga soo duubay dalka suuriya ayaa ah mid argagax leh, wax nolol ahi kamajiraan dalkii suuriya, dawlada waawayeen ayaa ku kala argti duwan  waxa ka socda suuriya, arita layaabka leh ayaa ah in bishaar al asad uu sheeganayo inuu yahay madaxwaynihii dalka suuriya, waxaa iswaydiin mudan  yuu bishaar madaxwayne u yahay,bishaar ma xaabaha iyo magaalooyinka dumay ee cidlada ah ayuu madaxwayne u yahay, sow ma fiicnan lahay in bishaar uu ka indha qarsado foolxumada ka muuqata dalka suuriya, maxaase beesha caalamka u diiday inay bishaar al asad laga saarto dalka suuriya, si kastaba ha noqotee waligay ma arkin dawlad sida suuriya oo kale u burburta, ugu danbayn hadii uu bishaar al asad laga saari lahaa dalka suuriya waxaa soo noqon lahaa rajadii dalka suuriya.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :