asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

dhaqan xumadu waa dulinimo

ALLAHA KU DULEEYO fuaad Waxaa maalinwalba bulshada soomaaliyeed ku arkaysaa isbadalo badan oo uga yimid xaga dhaqanka dabeecada diinta iyo midabka iyo xishoodka iyo damiirka iyo dadnimada iyo wadaniyada iyo soomaalinada iyo ficilka iyo hanka, isbadalka ku yimid soomaalida ku yimid ayaa loo anaynayaa dawlad la,aantii mudada dheer ka jirtay dalka soomaaliya, soomaali badan ayaa ku dhaqaaqay falal badan oo wax u dhimaya sharafta iyo dhaqanka iyo diinta umada soomaaliyeed, soomaalida ku dhiiratay dhaqan xumada waxaa ay intooda badan ku nool yihiin wadamada qurbaha fog, sida yurub iyo asia iyo qaarada america iyo ustaraliya, soomaalida ku nool wadamaas ayaa ku dhiiraday inay sameeyaan wax kasta foolxumo ah, soomaalida lagu eedaynayo inay qaribeen sucadii iyo sharafka  ay lahayd umada soomaaliyeed ayaa ah dumarka iyo caruurta mudo ku noolaa qurbaha, ceebta ugu badan ee qurbaha ka dhacda waxaa gaysta dumarka soomaaliyeed oo caado ka dhigtay inaysa ubadkooda daryeelin kana celin wixii xun, arimaha xanuunka badan ee ay ku kaceen dumarka soomaaliyeed ee qurbaha ku nool halkaan kuma koobi karno, dhaqanka laga yaxyaxo ee dumarka soomaaliyeed ay sameeyeen  ayaa ah in nin dulaysan oo layiraahdo fuaad uu furtay goob haweenka lagu qurxiyo kadibna ay saf u soo galeen dumarkii soomaliyeed si uu u qurxiyo, ninkaas soomaaliga ah ayaa isu ekaysiiyey dumarka, waxaana uu  xirtay wax  ala wixii dumarku xiran jireen ama ay ismarin jireen, ninkaas ayaa taageero wayn ka helay dumar badan oo horay ugu duloobay qurbaha, dhaqan xumada uu ku kacay ninka la yiraahdo fuaad ayaa ah mid ka hor imaanaysa hidihii iyo dhaqankii iyo diintii iyo sumcadii ay lahayd umada soomaaliyeed, si kastaba ha noqotee waxaan si buuxda u cambaaraynaynaa ninka soomaaliga ah ee makeupka mariya iyo haweenka soomaaliyeed , waxaan leenahay bulshada ilaahay ha qabto asaga iyo inta taageersan, si kastaba ha noqotee umad soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa inaysan qurbaha u soo dirin dumarka iyo caruurta maxaa yeelay ma ahan kuwo is xakamayn kara, waxaana ay raacayaan wixii ka horyimaada, inkastoo ay jiraan dumar iyo caruur badan oo wanaagsan oo aan katagin dhaqankooda iyo sharaftooda iyo diintooda iyo soomaalinimadooda, ugu danbayn soomaalidu dhaqan uma lahan nin naag isu ekaysiiysa ama haween xini u mariya. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :