asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

halyeey faarax macalin oo loo gafay

HALYEEY FAARAX MacalinWaxaa gaf iyo gardaro loo gaystay halyeygii waynaa ee soomaaliyeed  mudane faarac macalin dawaaraa, gafka iyo cayda  loo gaystay halyeyga waxaa sameeyey dad cadaw ah,waxaana loo soomariyey talefishinka qariban  ee univarsal tv, talefishinkaas ayaa hareer maray anshxii saxaafada waxaana uu u bareeray cayda halyeyga soomaaliyeed ee faarax macalin, aflaagada uu tvga univalsal u gaysatay halyey faarax macalin waxaa ka carooday dhamaan umada soomaaliyeed meel walba oo ay joogto, hadaba inta aanan sharaxin wax uu ku sifoobay talefishinka univarsal ayaan rabnaa inaan qeexno faarax macalin, waa kuma faarax macalin?, faarax macalin waa nin halyey soomaaliyeed ah oo caan ka ah bulshada soomaaliyeed dhexdeeda, faarax macalin waxaa uu ka soo jeeda gobolka nfd ee ay gumasato dawlada kenya, faarax macalin waa shaqsi ay ku dheer tahay  soomalinimadu, faarax waa nin gumaysiga neceb, faarax waa geesi ah oo aan la gaban afkiisa iyo adinkiisa, faarax waa nin ka madax banaan qabyaalada, farax waa nin neceb dabadhilifyada, faarax waa nin marwalba farta ku fiiqa meelaha soomaali laga soo weerayo, faarax waa nin sitoos ah u dhaleeceeya umadaha qaribaya soomaaliya, faarax waa nin runta u sheega syaasiyiinta soomaalida,  faarax waa nin si toos ah uga dhiidhiya dhibaatada haysa soomaali, faarax waa nin aan xabashi iyo kenyati  u ogalayn dhulka somaliyeed, faarax waa nin waxtar ah , faarax waa nin halyey ah oo lameeljooga halyeeyadii hore ee taariikhda ku lahaa dalka soomaaliyeed,  hadii waxa aan ka sheegayno faarax macalin  aad u aragtaan wax aan jirin waxaad ka daawataan faarax macalin youtubaka , dhanka kale telefishinka univarsal ayaa moodi jirtay mid dhexdhexaad ah, waxaan hada ogaanay in teleivishinku yahay mid u adeega cadawga umada soomaaliyeed, telifishinka ayaa shaqdiisu ku soo orursatay u adeegigida xabashishida iyo argagixisada, telefishinka univarsal dadka uu u adeego ayaa ah dad khaas ah oo dhibaato ku haya dalka iyo dadka soomaaliyeed , telefishinka ayaa u muuqda mid  mardhow hawada ka bixi doonaa maadama ay naceen umada soomaliyeed, dadka iska leh iyo kuwa ka shaqeeya talefishinka univarsal ayaa mudan in la maxkameedo maa daama ay hareer mareen shuruucdii saxaafadxa, tele fishinka ayaa gurbaan iyo amaan la daba galay cabdi iley oo xabashi ooad ogtihiin waxay soomaali ku faleen, si kastaba ha noqotee talefishinku ma ahan mid wax u dhimi kara sharafta iyo qaymaha uu lee yahay halyey faarax macalin ,ugu danbayn faarax waa nin nin meeshii uu joogo wax ka ah meeshii uu ka maqan yahayna laga tabo , halyey faaraxa uma horayn hayey soomaaliyeed oo la aflagadeeyo, balse kuwa u gafay faarax macalin waxa ay san ogayn in faarax uu yahay halyey  ay soomaali oo dhan ilaashanayso. by xaashi  scw

 

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :