asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

Hambalyo maalinta 1da luuliyo

Waxaa maantay umada  soomaliyeed  u dabaaldagaysaa maalitii  ay heleen horiyada oo ku beegan 1da july ama 1daluuliyo, dalka soomaaliya ayaa waxaa uu xoridiisii helay 1da july 1960kii . hadaba waxaa ay umadda soomaaliyeed xusayaan 54 guuradii ka soo wareegay xornimadii soomaaliya, meelaha ay ka socdaan dabaal degyadu ka socdaan oo ku kala yaal dalka iyo dibada ayaa waxaa laa dareemayaa damaashaadyo waa wayn oo ka tarjumaya sida  ay umada soomaaliyeed  u jecel yihiin dalkooda iyo dadkooda iyo midnimadoodan hadaba maamulka ilays.com waxaa uu amada soomaaliyeed  ugu hambalyaynayaa maalintii  guusha oo ahayd markii ay reeryada gumaysiga iska rigeen ee 1da luuliyo, waxaanan  farxad kula wadaagayna  video gaan daawasho wacan.

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :