asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » somali news »

maxay ahaayeen maxaabiis ta laga keenay itoobiya

Maxaabiis-1 (1)Waxaa magaalada muqdisho la geeyey 114 maxaabiis soomaali ah oo si sharci daro ah  ugu xirnaa xabsiyada itoobiya, maxaa biistaan waxaa ka nuuqday dhibaatiiyin fara badan oo xaga jirka iyo maskaxda,maxaabiistaan qaarkood ayaa itoobiya ku xirnaa in ka badan 20 sano, maxaabiis soomaali ah ayaa buux dhaafiyey dhamaan xabsiyadii ku yaala dalka itoobiya, dawlada xabashida ayaa xabsiyadeeda ku haysa in ka badan 2000,000 laba malyan oo ruux oo soomaali ah, xabsiyada itoobiya ayaa ah kuwa caalamka ugu xun, qofkii galana caafimaad uguma soo baxo, boqolaal soomaali ah ayaa maalinwalba ku dhinta xabsiyada itoobiya, dawlada itoobiya ayaa si joogto ah u xasuuqda shacabka soomaaliyeed, waxaa meesha ka sii baxaya shacabkii soomaaliyeed ee ku dhaqnaa gobolka soomaali galbeed, kumaankum soomaali ayaa bilwalba isaga baxsada  gobolka soomaali galbeed, cadaawda ay dawlada xabashidu u qabto soomaalida ayaa gaaray meeshii u saraysay, waxaa ay dawlada itoobiya gaartay inay maxaabiis  soomaali ah ku badalato  heshiis siyasadeed oo ay lagasho dawlada soomaaliya, dawlada xabashida ayaa gobolkii soomaaligalbeed ka dhigtay meel sikhaas ah loogu cadaabo shacabka soomaaliyeed, dawlada xabashida ayaa gobolka soomaali galbeed madax iyo masuul uga dhigatay danbiile cabdi ilay iyo ciidan uu wato, ciidamadaas uu hogaaminayo cabde iley laguna magacaabo leyuu police ayaa  tacadiyo balaaran ka sameeyey dhamaan deegaamada soomaalida, si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed ku qanci mayso heshiisna kula gali mayso 100 maxbuul oo ay sii daysay xabashidu,  heshiis dhexmara soomaali iyo xabashi waxaa ugu sokeeya markii ay ka baxdo dhulka soomaali galbeed iyo magdhow ay ka bixiso malaayiin soomaali ah oo ay dhibaato u gaysatay iyo ayadoo soomaali u soo gacan galisa danbiilayaal ku jira gudaha itoobiya, ugu danbayn itoobiya yeysan ku riyoonin inay soomaali shiiyaan waligood ilaa laga gaaro qiyaamaha, maxaa dhacay itoobiya iyo soomaaliya waxaa ay dagaalayeen in ka badan 800 oo sano. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :