asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

qaraxa dad lagu laayey oo ka dhacay muqdisho

qarax-muq-1Waxaa magaalada xamar ka dhacay qarax lagu fuliyey dad shacab ah oo ku sugnaa wadada makka al mukarama, qaraxaas ayaa loo adeegsaday baabuur minooyin laga so buuxiyey, inta la og yahay waxaa qaraxaas ku dhintay 5 ruux waxaana dhaawacan tay in ka badan 10 ruux, waxaana ay qaraxaas qasaaro ka soo gaartay gawaari iyo goobo ganacsi oo ka agdhwaa halka uu qaraxu ka dhacay, qaraxaan waxaa fuliyey oo iska kaashaday argagixisada iyo danbiiyaal ku sugan muqdisho, ujeedada qaraxaan ayaa ah mid lagu khalkhalinayo amaanka laguna diidan yahay in soomaaliya ay yeelato dawlad iyo kala danbayn, gudaha soomaaliya waxaa kusagan danbiilaaysha dunida ugu xun,kuwaas oo  26kiisano ee lasoo dhafay gudaha soomaaliya ka waday xasuuq iyo xadgudubyo badan si xor ahna u noolaa soomaaliya, danbiilayaasha ku sugan gudaha soomaaliya ayaa sababay in maalin walba ay dalka ka cararaan boqolaal shacab ah, lama garanayo waqtiga gacanta lagu dhigi doono dambiilayaashaas maadaama ay dawlada hada jirta ay aad u jilicsan tahay, halkaan waxaan tacsi uga diraynaa ehelada dadkii maantay dhinatay qaraxa waxaan leenahay samir iyo imaan allaha idinka siiyo kuwii dhaawacmayna allaha caafiyo.

maxamad cali mudisho

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :