asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

Ahuru kenyata oo ku guu laystay doorashii ka dhac day kenya

president OF KENYA 2017Wadanka  dariska la ah soomaliya ee kenya waxaa ka dhacay doorasho balaaran oo lagu soo xulanayey cida hogaankau  qabanaysa dalkaas 5ta sano ee soo socota, doorashadaas waxaa ku  tartamayey laba xisbi oo ay kala hogaaminayeen uhuru kenyata iyo raila odinga, ugu danbayntii guushu waxaa ay raacday ahuru kenyata  si kastaba ha noqotee indoorashada kenya ay nabad ku soo dhamaato waxaa ay dani ugu jirtay malaayiinta soomaalida ah ee qoxootiga ku ah gudaha iyo hareeraha  kenya, qalalaase kasta oo kenya ka dhaca waxaa uu si toos ah u taabanayaa soomaalida degan kenya, ugu danbayntii umada soomaaliyeed waa soo dhawaynaysaa guusha uu gaaray ahuru kenyata iyo doorasha sida nabadgalyada ah ku soo dhamaatay.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :