asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

baddaha soomaaliya oo la boobayo

boobka badda soomaaliyaWaxaa si aan gabasho lahayn boob loogu hayaa khayraadkii ku jiray badaha soomaaliya, waxaa xeebaha soomaaliya hoganaya kumaankum maraakiib ah oo guranaya khayraadkii ku jiray baddaha soomaaliya,maraakiibta guranaysa kaluunka soomaaliya waxaa ka mid ah mariikib ay saaran yihiin warshado lagu farsameeyo kaluunka , maraakiibtaas ayaa si arxandaro ah u jilaabta kaluunka, kumaankum malaay ah oo ay ku baqtiiyeen shabaqa ayaa maalin walba ku soo caariya xeebaha soomaaliya, maraakiibtaas kaluunka ka guranaysa baddaha soomaaliya ayaan wax cabsi ah ka qabin inay cidi la hadasho, suuqyada caalamka lagu kala iibsado kaluunka waxaa harqiyey kaluunka bililiqada ah ee laga keeno soomaaliya, si kastaba ha noqotee dadkii soomaaliyeed ee iska lahaa khayraadkaan la boobayo ayaa ah kuwo ay gaajo dubatay, waxaana ay ku mashquulsan yihiin arimo hoose oo qabyaalad ku salaysan, ugu danbayntii dadka ladoonayo inay difaacaan khayraadka soomaaliya ayaa ah kuwa talaabo muuqata ka qaadi waayey dilkii loo gaystay allaha u naxariistee wasiir siraaji.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :