asmaul-husna
madaxwayne farmaajo SHEPPARD

Home » somali news »

dilkii marxum siraaji sideey u maamushay dawlada som

MAXKAMADAYNBisha may 4 teedii waxaa magalada muqdisho lagu dilay allaha u naxariistee cabaas cabdulaahi sh siraaji, cabaas ayaa ahaa wasiirkii hawlaha guuud iyo guryaynta, cabaas waxaa uu ahaa nin dhalainyaro ah oo aad u firfircoon oo hadana qaali ku ah bulshada dhexdeeda, dilka loo gaystay  cabaas waxaa ka xumaaday  dhamaan umada soomaaliyeed  meelwalba oo ay joogto, hadaba dawlada soomaaliya  maxay ka qabatay dilkii loogaystay cabaas?, runtii dawlada soomaaliya waxaa ay gacanta ku dhigtay dadkii ka danbeeyey  dilka cabaas iyo gaarigii ay wateen,baaritaan dheer waxaa dawlada u suurta gashay inay hesho danbiilihii riday xabahada dilay cabaas, kaasoo lagu magacaabo Axmad C/laahiCabdi (Caydiid), dawladu waxaa ay samaysay wixii ku haboonaa , waxaana ay maxkamad gaysay danbiilihii waxana y ku xukuntay dil toogasho ah, danbiilhu waxaa uu qaatay rafcaan, marlabaad ayey gacanku dhiiglhii ku xukutay toogasho, waana sida ay qabto shareecada islaamka, waxaa jira su,aalo badan oo ay shabka soomaaliyeed iska waydiinayaan qaabka uu uu dhacay dilkii allaha u naxariistee siraaji cabdulaahii, dadka qaarkiis waxaa ay lee yihiin dilka cabaas ma ahayn mid ula kac ah ee waxaa uu ahaa mid kama ah, gacankudhiiglaha iyo cabaas  ma ahayn kuwo uu dagaal dhexmaray ama ka dhexeeye, gacankudhiiglahu  ma ahayn nin shabaab ka tirsan ama tageersan, gaariga uu cabaas ku dhexdhintay  waxa la saarnaa dad kale, meesha xabaduhu ka dhaceen waa meel dawladu joogtay, waxaa laga yaabaa in xabuduhu ay ahaayeen kuwo si la filaan ah  u dhacay,  si kastaba ha noqotee qayska uu ka soo jeedo allaha u naxariistee cabaas cabdulaahi sh siraaji mid ayaan lee yahay, dawladana mid ayaan leeyahay, qoyska uu gacankudhiigluhu ka soo jeedo mid ayaan leeyahay, qoyska uu siraaji ka soo jeedo waxaan leeyahay siraaji ma soo noqonayo xataa hadii 100 ruux loo qisaaso, waxaan ku talin lahaa inaad  qaadataan magtiisii, iskana samirtaan, dawlada waxaan lee yahay waa inaad isi soo jiidaan labada qoys ee kal soo kala jeedaan dhibanaha iyo gacanku dhiiglaha, qoyska uu ka soo jeedo gacankudhiiglahu waxaan lee yahay waa inaad samaysaan wax kasta oo aad ku raaligalinkartaan qoyska uu ka soo jeedo alaha u   naxariistee siraaji, sc. by xaasi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :