asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

doorashada kenya oo bilaabatay

kenya electionWaxaa saakay dalka kenya ka bilowday doorashadii lagu soo xulanayey hogaanka dalka, doorashadaan waxaa si aad u wayn ugu laWlamaya labada xisbi ee kala ah  jubalee iyo nasa, doorashadaan ayaa la filayaa inay ku soo dhamaato si nabad ah, dadyow badan oo reer kenya ah ayaa wadnaha farta ku haya , waxaana ay ka baqayaan inuu dhaco qalalaase siyaasadeed, meelaha ay doorashadu ka socoto waxaa ka mid  ah gobolka soomaaliyeed ee ay kenya gumasato ee NFD, dadka degan gobolkaas NFD ayaa saakay u dareeray goobaha lagu codaynayo, dadka gobolkaas degan danta ayaa ku qasab tay inay codeeyan maadaama ay gumaysi gacanta ugu jiraan, in doorashada kenya ay si nabad ah ku soo dhamaato waxaa dani ugu jirtaa dhamaan shacabka degan bariga iyo bartamaha africa,  waxaana filaynaa inay doorashu ku soo dhamaan doonto si wanaagsan. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :