asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

mo faraaxa oo ku guulaytay tartanka 10.000 kun ee mitir

373489D700000578-3739523-image-m-7_1471140946251Magaalada london ee dalka ingiriiska waxaa ka dhacay tartanka ciyaaraha fudud, tartankaas waxaa ka soo qayb galay wadamo aad u badan, ciyaarahaas waxaa ku jiray laba wiil oo soomaali ah , mo faraax ayaa guul wayn ka soo hooyey ciyaarahaas,  mo faaraxwaxaa uu ku guulaytay tantanka 10,000 kun oo mitir, guusha mo faarax waxaa ay farxad galisay  dhamaan umada soomaliyeed iyo wadanka uu dhalashadiisa haysto ee ingiirka, mo faarax ayaa u awood sheegtay 24 orad yahan oo ka kala yimid 24 dal, mo faarax ayaa 10kiisano oo u danbaysay guulo isxigxiga ayuu ka gaarayey tartanka orodka 5000kun ee mitir iyo 10,000 kun ee mitir, halkaan waxaan uga hambalyeynaynaa  guusha uu gaaray mawaadinka soomaaliyeed ee maxamad faarax. hambalyo. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :