asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

Allow yaan soomaali dilin oo u taliya

somDadka soomaaliyeed hido iyo dhaqan uma lahA u hogaansan  dawladnimo,dadka soomaaliyeed dulqaad uma laha inay hantaan dawlad nimo, dadka soomaaliyeed waxaa ay had iyo jeer u boqran qofki mucaaradka ah oo wax duminaya,dadka soomaaliyeed  saldanada maxajiyaan,dadka soomaaliyeed ilcabsata  malan ee waxaa leeyihiin kor cabsada, dadka soomaaliyeed waxaa ay dawladnimo iyo qaranimo ka jecelyihiin mida qabiilka, dadka soomaaliyeed waxaa xukumi kara qofkii u xoogsheegta oo kaliya. waxaa taas marqaati ka ah in gobolo badan oo soomaaliya ay haystaan 10 nin oo argagixiso ah, taariikh hore mid danbe soomaalida waxaa lagu maamulayey gacmo bir ah, Sida xaqiiqada ah soomaalidu ma lahan caqli ay ku kal danbeeyaan ayna kun dhistaan dawlad, soomaalidu waxaa maamuli kara cidii u xoog sheegata oo kaliya, xukuumadii u cimriga dheerayd ee soomaamarta soomaaliya ayaa ahayd tii kacaanka ayduna gacan bir ah ayey isaga haysay soomaaliya, inay soomaalidu noqdaan dad in la maamulo maa ahane aan waxba dhisan karin ayaa loo anaynaa laba arimood , midi waa xaga aqoon oo aad ugu yar, mida labaadna waa xaga xaafimaadka oo soomaalidu waxaa ay cunaan hal raashin oo ah bariis iyo hilib, taasoo keenatay inay kala caqli badin waayaan.

by xaashi

ilaashadaan

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :