asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

maamulka dargigu kama daalin duminta soomaaliya

xabashi4-e1505395773395Dalka soomaaliya waxaa hareeyey dulmiga iyo dibindabyada ay dabada ka riixayso dawlad ku sheega adissabba, maamulka dargigu waxaa uu dawlada soomaaliya dabar uga dhigay danbiilayaal u u soo tababaray duminta dalka soomaaliya, baarlamaanka soomaaliya waxaa ay xabashidu ku darsatay 95 xildhibaan oo ayada u adeega, wasiirada iyo laamaha kale ee dawlada soomaaliya waxaa ka buuxa dad xabishi ah laakiin ku hadla afka soomaaliga, malaayiin doolar ayey xabashidu ku bixisay sidii ay u fashilin lahayd dawlad kasta oo ka dhalata soomaaliya, maamulka dargiga ahi waxaa ku guulaystay inuu iska horkeeno shacabka soomaaliyeed, dulmigii u danbeeyey ee xabashidu u maleegatay shacabka soomaliyeed ayaa ahaa arinta ku saabsan qalbi dhagax, arimaha ku saabsan qalbidhagax ayaa ah arin ay ugu tala gashay inay shacabka soomaaliyeed ay uga horkeento dawladooda, qalbi dhagax kama duna boqolaalka soomaalida ah ee ay xabashidu maalin walba laynayso, dilkii u danbeeyey ee ay xabashidu kula kacdo shacabka soomaaliyeed ayaa ahaa 34 qofood oo mawaadiniin soomaaliyeed ah oo lagu dilay gudaha itoobiya, dadkaas laxasuuqay ayaa ahaa dad isugu jira ganacsato iyo dad caadi ah oo aan wax siyaasad ah shaqo ku lahayn, dhibaatada ay dawlada dargigu ku hayso umada soomaaliyeed meelwalba oo ay joogto ayaa ah mid muuqata, si kastaba ha noqotee ma suurta galayso in dawlada soomaaliya ay horay u socoto inta ay dhexfadhiyaan 90ka xildhibaan ee xabashida u shaqeeya, umada soomaaliyeed waxaan kula talinlahaa inay isi saxaan inta aanan xabashi lala xisaabtamin. by xaashi

 

 

decd

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :