asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

oromada oo xasuuqday soomaali aad u badan

oromo oo xasuuqday soomaali badanWararka ka imaanaya degaamada ay oromadu uga sugan yihiin itoobiya ayaa sheegaya in 43 ruux oo soomaali ah lagu xasuuqay, falkaas waxaasha nimada ah waxaa soomaalida u gaystay qowmiyada oromada, shacabka soomaalida ah ee lagu xasuuqay degaanka hawaday ayaa ahaa dad ganacsato ah iyo dad iska deganaa oo shacab ah, dadka soomaalida ah ee laxasuuqay ayaa dad marti ku ah degaan kaas, oromada ayaa shacabka soomaaliyeed ee ay xasuuqday ula dhaqantay si aad u fool xun, oromada ayaa madaxa kawada jartay dadkii  ay xasuuqday, intii ay oromadu xasuuqaysay shacabka soomaaliyeed waxaa daawanayey ciidamada xabashida oo aad ugu faraxsanaa dhibaatada loo gaysanayo soomaalida, qaar ka mid ah dadkii la xuusaqay maydkooda waxaa lagu xabaalay magaalada jigjiga,qaarna wali meeshii ayey yaalaan, dhanka kale qawmiyada oromada ayaa 20kii sano ee la soo dhaafay waxaa ay ku sii qulqulayeen gudaha soomaaliya ayagoo qoxooti ah walina waa degan yihiin, oromada degan dalka soomaaliya ayaa tiradooda lagu qiyaasaa in ka badan 4 milyan, hadaba xasuuqa ay oromadu u gaysteen shcabkii soomaaliyeed ee dhexdeganaa ma lihin halaga aargoosto oromada oo halgu laayo gudaha soomaaliya, laakiin waxaan leenahay halaga saaro oromada dhamaan dhulka soomaaliya, hana lagu celiyo dalka xabashida, ugu danbayn waxaan cambaaraynayaa falkii waxashnimada ahaa ee qowmiyada oromadu ku xasuuqday shacabka soomaaliyeed, waxaan leenahay oromo ha dhacdo hana la ogaado waa cadawga koowaad ee umada soomaaliyeed. waana lagula xisaabtamidoonaa shacabkii ay laysay oromadu.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :