asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

tacsi nabadoon cabdi xaashi dhoore

TACSI CABDI XAASHI DHOOREإِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون     TACSI tiiraanyo leh, allha u naxariistee waxaa geeriyooday nabadoonkii waynaa ee cabdi xaashi dhoore, nabadoonka ayaa ahaa nin si wayn looga dhexyaqaanay bulshada soomaaliyeed dhexdeeda, nabadoonka ayaa dhawaanahaan ku xanuunsanaa dalka maraykanka, halkaan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo xaasaskii iyo qabiiladii uu ka baxay nabadoon cabdi xaashi dhoore waxaan lee nahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo, asagana jandii fardowso allaha ka waraabiyo. aamiin.  

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :