asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

xaaf waa qawaar qarandiid ah oo qaraab sharaf moo day,

xaafSoomaalidu waxaa ay ku maahmaahdaa (geel aarankiisii diday ubadkiisii maxaad moodaa) ujeedada maahmaahdayda ayaa ah in dadka waawayn ee soomaalida ahi hadii ay qaribmaan inaan ubadkoodu toosayn, waxaa todobaadkaan gudihiisa soomaaliya ka dhacay arin ugub ah oo aan horay uga dhicin dalka soomaaliya, arintaas oo uu ku kacay horjoogaha galmudug ee xaaf,,hadal ka soo yeeray geele xaaf ayuu ku sheegay inuu dawlada soomaaliya dhaliilsan yahay balse uu imaaraadka u joodo qaraab, waa arin aragagax leh nin dawladiisii mucaaraday oo ku fanaaya inuu emaaradka qaraab u joojo, xaaf waxaa uu meel uga dhacay anshaxii siyaasiyiinta iyo tii dawladnimad iyo tii wadaniyada, xaaf kaligiis kuma ahayn kuwa carabta aaday, lakiin waxaa uu uga duwanaa asagoo yiri aan qarabanee yaysan dawladu ila hadlin, hadalka ka soo yeeray xaaf waxaa uu saamay ku yaashay maskaxda cusub ee dhalinta soomaaliyeed, xaaf suaasha hortaagan ayaa ah qaraab iyo qaranimo isku meel miyey galaan? hadaba sida muuqata horjoogaha galmudug ma ahan nin siyaasi ah, hadana ma ahan nin doonaya dawladnimo,waxaa uu u muuqdaa nin ku soo gaboobay qabyaalad iyo qarandumis iyo qaraabasho, xaaf kama faaidaysan cimriga uu kujiro, hadii uu dhintana waxaa uu soomaliya uga tagay wax aan fiicnayn oo qaran diidnimo ah, waxaana uu ubadka sookoraya baray in qaraabku ka fiican yahay qaranimada, si kastaba ha noqoteexaaf xaaf waxaa uu u muuda nin  cimrigiisa ku sogootiyey ceeb, ugu danbayntii waxaan kula talinlahaa xaaf inuu ilaalhay u tawbadkeeno isagana baxo siyaasada soomaaliya. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :