asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

hogaamiye jabhadeed ku shiraya kismaayo

dagaal oogeWaxaa magaalada kismayo isugu yimid hogaamiye jabhadeed qabali ah , jabhadahaan ku shiraya kismayo ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay u dumin lahaayeen dawlada soomaaliya, jabhadahaan ku shiraya kismayo ayaa qaarkood laga xukumaa qaliijka qaarna waxaa laga xukumaa itoobiya iyo kenya, horjoogayaasha jabhaduhu caqli ay leeyihiin isuguma imaan kismayo ee waa la isu geeyey, hadanajabhadaasu ma ahan ku heshiis ah mawaafaqo le, jabhadahaan hubaysan waxaa si wayn ugu sacaba tumaya beelaha ay ka soo jeedaan, jabhadahaan isugu yimid kismayo ayaa kala ah , jabhada USC SSDF SPM IYO RRA, waxaa kaliya oo ka maqan jabhadii snm, jabhadahaan ayaa u taagan inay marwalba dumiyaan dawlad kasta oo soomaaliya ka dhalata, jabhadahaan kismayo ku shiraya ayaa horay ugu guulays tay duminta dalwadii dhexe ee soomaaliya, dhibaatada haysata jabhadahaan ayaa ah ayaga oo aan garanayn meel ay u dhaqaaqaan markii ay dumiyaan dawlada, jabhadaan kismayo ku shiraya wax khibrad ah kama qaadan dulaankii ay ku qaadeen dawladii dhexe ee soomaaliya, 1991dii ay jabhadahaanu si wada jir ah u rideen daawladii kacaanka, ka dibna jabhaduhu waa garan waayeen meel ay u dhaqaaqaan, ayguna waa kadaba burbureen, kuwii hogaaminayeyn jabhadahaan daaqada ayey kawada baxeen, hada jabhadaha waxaa hogaaminaya horjoohayaal cusub, waxaa sidoo kale la badalay magacyadii ay alahay jabhad waliba, jabhadii la oran jiray USC waxaa loo bixiyey galmudug jabhadii SSDF waxaa loo bixiyey puntland jabhadii SPM waxaa loo bixiyey jubaland jabhadii RRA waxaa lo bixiyey koofur galbeed, si kastaba ha noqotee jabhad magac laga badalay waxba ma soo kordhiso, ujeedka ay ku shaqaynayaan ayaa ah inay dumiyaan dawlada soomaaliya,jabhadahaan iyo tageerayaashooda ayaa ah kuwa dunida ugu naseeb daran, maxaa yeelay waa kuwo aan garanayn waxa uu cawaaqibkoodu noqon doono, waxaana ay u nool yihiin calooshooda oo kaliya, waxaana ay dhibaato joogto ah ku hayaan dalka iyo dadka soomaaliyeed.

wariye kunow tuulada cabdi dhoore

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :