asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

maxaa qasaariyey qoysas kii qurbaha tagay

maxaa qasaariyey qoysaskii tagay qur bahaWaxaa guuldaro balaaran u soo hoyatay kumaankun qoys oo soomaali ah oo qurbaha ku nool,  qoysaskaas ayaa qurbaha ku waayey noloshoodii iyo ubadkoodii, dhibaatada ku dhacday qoysaskaas ayaa loo aanaynayaa mid uga timid labada waalid oo midkood uu maray jid qaldan, sida xaqiiqada ah dhibaatada ku timid qoyska qurbaha waxaa masuuliyadeeda iska leh dumarka soomaaliyeed, waxaad qurbaha ku arkaysaa kumaankum haween soomaaliyeed ah oo wada garoobo ah, nimankoodiina ay iskaabulo yihiin, haweenka soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa caado ka dhigtay  inay guriga ka cayriyaan nimankooda, haweenka ayaa nolol ka dhigtay  guri dawlo iyo gaari iyo lacagta cayrta, ubadkii ay dhaleen ayaa si sahlan daaqada uga wada baxay, waxaana ay ubadkii ku biireen kooxaha gangistarada ah, maadaama uusan jirir aabe ubadka ka celiya jidka xun, dhamaan wadamada qurbaha ee ay soomaalidu ku nooshahay waxaa xabsiyada buuxuyey dhalinyarada soomaaliyeed, waxaana qurbaha caado iska noqotay in marwalba la arko wiil soomaali ah oo la dilay, si kastaba ha noqotee waxaa hoos u dhac balaaran ku yihid qaymihii ay dumarka soomaaliyeed ku laayeen ragooda, ugu danbaytii waxaa la garanwaayey waxa dumarka soomaaliyeed ee qurbaha ku nool kawada dhigay kuwo aan ka fiirsan waxa ay samaynayaan.

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :