asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

wax badan ka baro ciyaara ha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed

CIYAARAHA HIDAHA IYO DHAQANKADadka soomaaliyeed waxaa ay leeyihiin ciyaaro hido iyo dhaqan ah oo aad u fara badan waxaana ay hodon ka yihiin suugaan noocyadeeda kala duwan, maantay waxaan idiin soo gudminaynaa qayb ka mid ah ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaamida daawsho wacan.

ciyaartaan magaceeda waxaa la yiraahdaa beereey waxaana laga ciyaaraa koofurta soomaaliya


ciyaartaan waa jaandheer


ciyaartaan waxaa la yiraahdaa diisoow


ciyaartaan waxaa la yiraah waalo

CIYAARTAA WAA DHAANTO WAXAANA LAGA CIYAARA SOOMAALI GALBEED

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :