asmaul-husna
madaxwayne farmaajo qalbi-dhagax-

Home » somali news »

xisaab yaa ka danbayn xasuuqii ka dhacay kismayo

xasuuqa ka dhacay -kismayoLaba sano ka hor waxaa magaalada kismaayo ka dhacay xasuuq balaaran oo lagula kacay shacab badan ee reer kismaayo ah in kastoo ay u badnaayeen hal beel ah, xasuuqaas ayaa ahaa mid isir sifayn ah, waxaana xasuuqaas gaysanayey malaysiyo beeleed ka amar qaata axmad madoobe iyo tima jilic, tirada dadka lagu xasuuqay magaalada kismayo ayaa kor u dhaafaysay 5800 oo ruux, dadka lagu xasuuqay kismayo waxaa ay isugu jireen waxgarad siyaasiyiin haween caruur iyo dhalinyaro iyo waayeel, kumaankum ruux ayaa naftooda uga caray kismayo, walina ka maqan kismayo, beelo badan ayaa loo diiday inay maykooda ku xabaashaan kismayo, xasuuqii waqtigaas ka dhacayey kismayo waxaa masuuliyadeeda iska lahaa afar nin oo kala ah (axmad madoobe iyo seeraar iyo timajilic iyo darwiish), afartaas nin ayaa ah kuwo aysan shacabka reer kismayo waligood iloobi doonin, afartaas nin shacabkii ay u gaysteen gabood falada ayaa la goobaya sidii ay uga aar goosan lahaayeen, kumaankum caruur ah oo reer kismaayo ah ayey ka dhigeen agoon iyo rajo, ehelad dadkii lagu xasuuqay kismayo wali kama aysan samrin, waxaana ay sugayaan sidii ay uga aar goosan lahaayeen danbiilayaashaas,afartaan nin ee aan kor ku soo xusnay iyo 14 nin oo kale oo aan magacooda qarinay ayaa ah kuwo ubaahan in lamariyo sharciga islaamka si loogu qisaaso danbigii ay galeen, si kastaba ha noqtee axmad madoobe waxaa uu kismayo ku joogaa xoog sawaaxili iyo xasuuq shacab, waligiisna umada soomaaliyeed ma aamini doonto,waxaa kale oo axmad madoobe lagu eedeeyey inuu yahay sarkaal xabashi ah oo haysta dhaladhada xabishada oo hawsha uu ka hayo kismayo ay tahay mid uu u hayo dawlada xabadhida, si kastaba ha noqotee xasuuqii laba sano ka hor kismayo ka dhacay waxaa taageero  buuxda la garabtaagnaa maamulka punland, wixii laba sano ka hor ka dhacay kismayo waxaa ay aad u sii kala fogeeyeen shacabka reer kismayo iyo shacabka reer punland, kuwii ka danbeeyey falkaas waxaashnimada ahaa ayaa ah kuwo ku qasaaray wixii ay ugu tala galeen xasuuqaas. ugu danbayn afarta nin oo kala ah axmad madoobe iyo darwiish iyo timajilic iyo seeraar waxaa ay taariikhda magaala kismayo ka galeen baal madow.

wariye kunow barkada turqato

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :