asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

dalka soomaaliya dani ma ugu jirtaa dawlaha carbeed

dp worldDalka soomaaliya waxaa ku socota faragalin qaawan oo uga imaanaysa umado shisheeye oo dano khaas ah ka leh, faragalionta shisheeye waxaa ay cuuryaamisay horumarkii ay gaari lahaayeen umada soomaaliyeed, waxaana ay meesha ka saartay amaankii iyo dawladnimadii iyo wadajirkii umada soomaaliyeed, faragalintu waxaa ay suurta galisay in soomaalidu dalkoodii loogu maamulo ayaga oo  koox koox ama qof qof ah, faraglinta qaawan waxaa ka mid ah mida ay dawlada wareersan ee marate ka wado  dalka soomaaliya, dadka soomaaliyeed ayaa moodaa inaysan wax khibrad ah u lahayn waxa ay yihiin dawladaha carbeed, dadka soomaaliyeed iyo dawlada carbeed waxaa ka dhexeeya oo kaliya diinta islaamka , soomaalida iyo carabtu isku dhaqan iyo isku af iyo isku midab iyo isku dabeecad iyo isku qalbi iyo isku wadan midna ma,ahan, dawladaha carbeed waligood soomaaliya kama dayn faragalin xun oo lugooyo  ah, dawladaha carbeed ma jiraan wax muuqda oo ay soomaliya u qabteen, xataa wado yar oo ay soomaaliya u dhiseen lagama heli karo, taariikhda carbeed dunida lama sheegin dad iyo dal ay wax tareen, waxtarka carabtu ma ahan mid ay bulsho ama dawlad wax siin karaan , laakiin waxaa ay yaqaanaan shaqsi jebka loo buuxiyo, dawladaha carbeed waxa u badan ee ay soomaaliya tareen ahaa ah xoogaa timir ah oo ay keeneen, laakiin dhibaatooyin badan oo lataaban karo ayey  dalka iyo dadka soomaaliyeed u gaysteen carabtu,  dhibaatooyinka ay carabtu u gsysteen soomaaliya waxaa ka mid ahaa dagaalkii 1977 ku soo qadeen dalka soomaaliya ayaga oo la safan xabashi, waxaa ka mid ah inay ka qaybqaateen ridistii dawladii dhexe ee soomaaliya, waxaa ka mid ah irdaha oo ay ka xirteed dadkii ku qaxay, waxaa ka mid ah xoolihii soomaaliya oo ay suuqa ka xireen, waxaa ka mid ah ururadaan argagixsada ah oo ay soomaaliya u soo direen, walina waa wadaan lugooyada soomaaliya, donimadii u danbaysay ee ay dawlaha carbeed la yimaadeen soomaaliya ayaa ah markii ay ku dhaqaaqeen inay qabsadaan dekadaha soomaaliya,  waxaa ay dekadahii soomaaliya kala heshiiyeen shaqsiyaad qabali ah oo aan matalin dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaana ay sheegeen inay haysan doonaan dekadaha soomaaliya mudo 30 sano ah, dawlada yar ee wareersan ee emarete ayaa dalka soomaaliya ka wada dhibaatooyin dhanwalba ah, ayda oo ka faaiidaysanaysa baahida ka jirta dalka soomaaliya ayey shaqsiyaad jeebka u buuxusay waxaana ay sheegtay inay mudo afartansano ah ay dalka soomaliya qaarkiis iibsatay, taasina waa qayb ka mid ah caqli xumada iyo cadawtinida dawladaha carbeed, dawladaha carbeed cida wax ma taraan ayaguna waxba isma taraan, carabtu waa dad u samaysan lugooyo iyo xaasidnimo, carabta qaarkeed waxa ay taagan yihiin in dalka soomaaliya meesha lag saaro laguna kala daro xabashi iyo kenyati, carabtu ma ahan dad ay ka muuqato wanaag ay u ahayaan dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaana ay ka shaqaynayaan wax kasta oo lugooyo ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed, hayada dp world ee laga lee yahay emarate ayaa ka shaqanaysa inay badaha soomaaliya ku aasto sun aad u badan oo neukler ah oo ay qolyo kale  heshiis kula soo gashay, si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed ha ogaato wax kasta oo soomaaliya uga yimaad dawladaha carbeed inay yihiin wax lugooyo ah inta aan ka ahayn timirta iyo diinta.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :